Bogga Mowliid Haji
Kanal üksikasjad
Bogga Mowliid Haji
Fariinta soo dhaweynta
Hiljutised episoodid
54 episoodi
Dood: Maxay yihiin waxyaabaha ugu horreeya ee horyaal xukuumada cusub ee Soomaaliya Doodda
Dood: Maxay yihiin waxyaabaha ugu horreeya ee horyaal xukuumada cusub ee Soomaaliya
Doodda waxaa ka qayb galaya wasiir Aadan Aw Xirsi, Dr Hodan...


FAAQIDAADDA CIYAARAHA
Wacdaraha Axadda kala haysta Horseed & MCC oo isku haleelaya koobka Super Cup-ka ee Soomaaliya
Benzema ma ku guulaysan doon...

FAAQIDAADDA CIYAARAHA:
Faaqidaadda Ciyaaraha:
Maalinta kala baxa ee gabagabada horyaalka Ingiriiska (Ma Man City ayaa guulaysan mise Liverpool ay...

FAAQIDAADDA CIIYAARAHA:
Waxyaabaha aan ku soo qaadanayno waxaa ka mid ah geeridii tababarihii kooxdii Madbacadda Qaranka ee Soomaaliya, taariikhdadiisii oo ay ka hadlayaan Mu...

CORONAVIRUS DISEASE: Omicron- What Do We Know About The New Covid Variant?
If Omicron turns out to become the dominant variant but causes less severe disease, could that be good news? We are discussing this with health profes...

TWITTER SPACES DEBATE: GENDER ROLES Confident Men Do Not Harm Women
TWITTER SPACES DEBATE: GENDER ROLES Confident Men Do Not Harm Women

NOOCA DAWLADNIMO EE SOOMAALIYA U BAAHAN TAHAY
Dood Cilmiyeed ku saabsan waa Noocee nidaamka dawladnimo ee Soomaaliya u baahan tahay?

FAAQIDAADDA CIYAARAHA
Talyaaniga oo xalay ku durduriyey Turkiga & wararkii ugu dambeeyey ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda

FAAQIDAADDA CIYAARAHA 05.06.2021
Qodobada Barnaamijka aan idinkugu hayno waxaa ka mid ah
Horyaalka kubada cagta Soomaaliya oo meel xasaasi ah marayan, iyadoo kooxo tun weynaa t...


Maxaad ka ogtahay horyaalka cusub ee Europa Conference League?
Sharaxaad ku saabsan horyaalka cusub ee Europa Conference League?

FAAQIDAADDA CIYAARAHA 22.05.2021
Qodobada aan ku soo qaadan doono waxaa ka mid ah:
Horyaalada Spain [La Liga] iyo Faransiiska [ligue 1] oo galabta lagu kala baxayo, iyadoo sadde...

FAAQIDAADDA CIYAARAHA 15.05.2021
Final-ka FA Cup-ka, Zidane ma laga yaabaa in la eryo haddii horyaalka La Liga laga qaado? Yaa Man City yaa horyaalka sanadka dambe ku ciriirin doona?...

FAAQIDADDA CIYAARAHA 08.05.2021
Faaqidaadda Ciyaaraha ee Sabtida, qodobada aan idinkugu hayno waxaa ka mid ahaa Manchester City oo galabta loo caleemi saari karo horyaalka Ingiriiska...

FAAQIDAADDA CIYAARAHA 24.04.2021
Horyaalada Yurub oo cagta cagta la isku hayo, Kooxehee laga yaabaa in ay sanadkan seegaan horyaalka? Taageerayaasha Arsenal oo ku bannaanbaxay mulkiil...

FAAQIDAADDA CIYAARAHA - 17.04.2021
Maxaa caawa kala haysta Chelsea & Man City. Thomas Tuchel ma awoodii doonaa in markii ugu horreysay uu ka badiyo Pep Guardiola? Mid ka mid ah ciyaart...


FAAQIDAADDA CIYAARAHA 27.03.2021
Xaggee la isla marayaa Horyaalka Somaliland? Is-reebreebka Koobka Adduunka iyo koobka Qaramada Aftika iyo qodobo kale oo xiiso lej


FAAQIDAADDA CAYAARAHA
Jose Mourinho oo Arsenal ku jees jeesay, Ronaldo ma ku laaban doonaa Real iyo warar kale

FAAQIDAADDA CIYAARAHA 15.02.2021
FAAQIDAADDA CAYAARAHA: Goor dhow la soco barnaamij xiiso leh oo aan idinkugu hayno.
-Wacdarihii Arsenal ay xalay ku dhigtay Leeds.
-Inter...

FAAQIDAADA CIYAARAHA 18.01.2021
Qodobadda aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah Inter oo xalay Juventus wacdaro ku dhigtay, Manchester United oo xagsatay hoggaaminta horyaalka Ingiri...

FAAQIDAADDA CAYAARAHA 11.01.2021
Arsenal, Man United, Chelsea, Man City, Liverpool, Tottenham iyo in ka badan 20 kale oo kooxood oo iska xaadiriyey wareega 4-aad & 5-aad ee koobka FA-...

FAAQIDAADDA CAYAARAHA
Manchester City oo feeraha ka tuntey Chelsea. Franka Lampard oo cadaadis iyo culeys saaran yahay. AC Milan oo wacdaro ka dhigaysa horyaalka Talyaaniga...

FAAQIDAADDA CAYAARAHA
Leicester City oo niyad jab ku riday Jose Mourinho, Man United oo xasuuqday Leeds, AC Milan oo wacdaro dhigaysa, Real Madrid oo soo laba kaclaysay, PS...

FAAQIDAADA CAYAARAHA 14.12.2020
Burnley oo dhiiqada hoos ugu riixday Arsenal. Chelsea oo la karbaashay, Tottenham oo taako loo dhigay. Liverpool oo lugta lagu dhegay. AC Milan oo sir...

FAAQIDAADA CAYAARAHA 07.12.2020
Tottenham oo la wareegtay hoggaaminta horyaalka Ingiriiska ka dib dharbaaxadii Arsenal, Arteta muxuu ka yiri indho xumada haysata kooxdiisa? Isbeddel...

FAAQIDAADA CAYAARAHA 23.11.2020
FAAQIDAADDA CAYAARAHA: Liverpool oo cashar u dhigtay Leicester City, Arsenal oo xalay ka baxsatay siriq Leeds u dhigtay, Real Sociedad oo ka baashaala...

FAAQIDAADDA CAYAARAHA
Ingiriiska oo xalay lagu tuntay, Maroodi Jeex oo daadku qaaday, Liverpool oo dhaawacyo la daala dhacaysa, Sadio Mane oo Senegal u soo saaray koobka Qa...

FAAQIDAADA CAYAARAHA 09.11.2020
Aston Villa oo Arsenal aastay, dhiiqana dhex dhigtey. Real Madrid oo la xasuuqay, AC Milan & Juventus oo barbardhac galay iyo warar kale oo xiiso leh

FAAQIDAADA CAYAARAHA 02.11.2020
Arsenal oo Man United feeraha ka tuntay. Ronaldo oo Korono ka soo kabtay Juventus-na ka caawiyey guul, Ibrahimovic oo wacdaraha AC Milan kaalin weyn k...

FAAQIDAADA CAYAARAHA
Arsenal oo wacdaro xun lagu dhigay. Everton oo laga jabiyey guulihii ay ku socotay iyo warar kale oo xiiso leh


FAAQIDAADA CAYAARAHA
Wararkii ugu dambeeyey ee cayaaraha, gaar ahaan gacan ka hadalkii xalay ka dhacay Paris ee PSG iyo Marseille

WARBIXIN BILOWGA PREMIER LEAGUE-GA FULHAM VS ARSENAL
Warbixin ku saabsan bilowga horyaalka sare ee Ingiriiska

DOOD BILAABASHADA PREMIER LEAGUE-GA
Dood gaaban oo ay ka qayb galayaan Cabdi Geesi, Xayaad Aragsan & Jaamac Same oo ah taageerayaal Chelsea, Arsenal & Man United.


